Jowhar: Musharax tanaasulay & Labo msuaharax oo wareegii u dambeeyey u gudbay

Natiijada Wareega 1aad ee doorashada xubnaha aqalka sare ee Hirshabelle  ayaa lagu dhawaaqay goor dhow, iyadoo loo gudbay wareeg labaad Guddiga doorashada ayaa sheegay in natiijada  ay noqotay sidatan Muuse Suudi Yalaxow (51 cod) Cabdullahi Sheekh Xasan (15 cod) Axmed Xasan Cadow Daaci (28 Cod) Dr. Xasan Cadaay Cali. (2 Cod Waxaa xumatay labo cod … Continue reading Jowhar: Musharax tanaasulay & Labo msuaharax oo wareegii u dambeeyey u gudbay